- Version
- Download 1
- File Size 0.00 KB
- File Count 1
- Create Date January 28, 2025
- Last Updated January 28, 2025
Darajiyo Xil Yaa Mudan?
Tixdan
Darajiyo Xil Yaa Mudan?
Tixdan waxaa curiyay Cabdi Yuusuf Xasan, oo ku magac dheer “Cabdi Dhuux”, Sannadkii 1997.
Tixdan waxay tilmaamaysaa hoggaanka ku habboon ummad ka soo kabanaysa colaado sokeeye; ha noqoto sifooyinka qofka hoggaamiyaha noqonaya looga baahan yahay ama waajibaadka iyo hawlaha hor yaal.
Abwaanku si farshaxannimo leh ayuu u taxay hawlaha hor yaalla cidda rabta inay daadihiso dabaadiga ka soo haray colaado sokeeye, oo ‘dulli iyo dhib’ ka saari kara. Sidaas darteedna, mudan darajo iyo xil.
Tixdani waa 60 meeris.oo jiifto ah, waxay ahayd hees ka mid riwaaad la oran jiray “darajiyo xil yaa mudan” oo Muqdisho lagu dhigay. Heestani waxay caan baxday sannadkii 2000, xilligii uu socday ‘Shirwaynaha Nabadaynta Soomaaliya’, magaalada Carta, Jabuuti.