Weedhaha Af-Soomaaliga waxa badiba weheliya weedhtoosiye ama qurubweedheed (sentence particle) siiba kuwa wartebineed (declaratives). Qurubweedheedyada raaca weedhaha wartebined waa: 'baa' 'ayaa' 'waa' iyo 'weeye'. Weedhtoosiyaha 'ayaa/baa' waxa uu ka dambeeyaa oo la guuraa magaca iyo wixii raaca. Weedhtoosiyaha 'waa' se,…