Abstract
Mashruuca cilmi-baarista ee "Ha Illaawin Afka Hooyo" wuxuu ujeedkiisu yahay inuu dib u soo nooleeyo afka Soomaaliga. Mashruucaan waxaa loogu talagalay kuwa afka hooyo ku hadla iyo kuwa aan u dhalan, iyadoo la siinayo madal ay ku bartaan, ku tababartaan, kuna hadlaan af Soomaali saafi ah. rightleft
How to cite
Full text
Download PDFThe preview opens inside this page. Downloading counts toward this publication's download statistics.